DHAGEYSO: Laamaha Amniga oo Degmada Deyniile ku qabtay Dhagarqabayal ka danbeeyey qarax shalay halkaas ka dhacay.

Date:

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgalo dad badan lagu qabtay waxa ay ka sameeyeen xaafada Kordamac ee Degmada Deyniile Ee Gobolka Banaadir.

 

 

Gudoomiyaha Degmada Deyniile Abdishakuur Abuukar Macalin  ayaa sheegay in xalay baaritaano ay ka sameyeen  degmadaas ku qabteen dhagarqabayaal katirsan Argagixisada Al-shabaab oo ka danbeeyey Sida uu sheegay mar uu la hadlayey Warbaahinta  Qaraxii shalay lagu dilay Sargaal katirsan Milatariga Soomaaliya  Kaas oo Dhaawac weererkaan ka soo gaaray u geriyooday waxaana lagu magacaabi jiray Salaad Isaaq.

 

 

 

Sidoo kale waxaa Qaraxaan ku geriyooday Askar ilaalo u aheed sargaalkaan kaas oo miino nuuca wadada lagu Aaso ay haleeshay gaari nuuca raaxada ah oo uu watay xilli uu marayey Laamiga Deyniile.

 

DHAGEYSO CODKA Gudoomiyaha Degmada Deyniile Abdishakuur Abuukar Macalin  

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...