DAAWO:Madaxweyne Hassan Sheekh oo Farriin u Diray Bulshada Koonfurgal Galbeed iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa bulshada Koonfur Galbeed iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ku adkeeyey muhiimadda dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo in loo istaago gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaarahu ay dhibaateeyeen.

DAAWO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...