DAAWO:Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah uga furmey imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada .

Date:

Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah uga furmey imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada .


7,589 Ardey ayaa Guud ahaan koonfur galbeed sanadkan ufadhiisaneysa imtixaanka dugsiga dhexe ee fasalka  8aad .

Gobolada KGS baay , bakool , shabeelaha hoose 7,589 ardey oo 2,775 ay yihiin gabdho ayaa ufadhiistey imtixaanka dugsiga dhexe.

Furitaanka imtixaanka ayaa waxaa kaqeybgaley Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlmaanka DGKGS , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda waxbarashada KGS , Agaasimha Guud ee Wasaaradda , iyo hawl wadeeno iyo agaasime waaxeedyo kasocdey Wasaaradda waxbarashada .

Faah-faahinta halkaan ka Daawo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...