Wasiirka gargaarka ee Soomaaliya oo magaalada Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Biniโ€™aadanimada

Date:

Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminesay ayaa waxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, kaga qeebgashay shirka Arrimaha Biniโ€™aadanimada oo ka dhacay magaaladaas.

Wasiirka ayaa shirka warbixin ay uga hadleesay xaalada Biniโ€™aadanimo ee Dalka Ka jeedisay iyadoona sheegtay in ay wanaagsantahay xaalada biniโ€™aadanmino ee dalka.

Soomaaliya ayaa sanadihii u danbeeyay guulo ka gaartay xaaladaha biniโ€™aadanimo ee dalka kajira.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shirkadda Diyaaradaha ee Soomaali Airlines oo dib loo bilaabayo

Dawlada Federaalka si rasmi ah ayay dib u soo...

Madaxweynaha oo kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof. Caddow ee magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...