Hantidhawraha guud ee Qaranka oo loo doortay xil muhiim ah

Date:

Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee socota (2022-2024) u doortay Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali.

Sidoo kale waxaa Guddoomiye ku-xigeen loo doortay Hantidhawraha Guud ee Kenya Marwo Nancy Ganthungu.

Dhammaan hawlwadeennada Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranku waxa ay Hantidhawraha Guud ugu hambalyeynayaan xilka loo igmaday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda NIRA 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle...