Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kulan dhiiro gelin ah la qaatay Madaxda Bangiyadda dalka+(SAWIRRO).

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaar ah la qaatay Masuuliyiinta Bangiyda dalka, isagoo kormeer ku tegay Xarumaha Bangiyda dalka qaarkood.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda bangiyadda kala hadlay horumarinta dhaqaalaha dalka, isagoo ku dhiirrigaliyay kaalinta wanaagsan ee ay kaga jiraan horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa balanqaad u sameeyey Madaxda Bangiyda dalka waxa uuna xusay in Xukuumaddu u fududeyn doonto howlahooda, si dhaqaalaha dalku u hormaro.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wado dadaalo xoogan oo ay ku dooneyso in lagu hormariyo dhaqaalaha dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...