Madaxweynaha koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, isagoo socdaalkiisa uu yahay ka jawaabidda baahiyaha haysta bulshada ku nool Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Mudane C/casiis Maxamed Axmed iyo wafdiga la socday ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana inta uu joogo ay la kulmi doonaan Maamulka iyo qeybaha bulshada magaalada Xudur ku nool.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...