Rayid badan oo lagu dilay galbeedka dalka Itoobiya

Date:

Ku dhawaad 100 qof ayaa lagu dilay gobalka Benishangul-Gumuz ee dhaca galbeedka dalka itoobiya

Weerarka oo ay geysteen maleeshiyo hubeysan ayaa lagu laayay dad xoolo dhaqato iyo beeraleey u badan waabarigii arbacada .

Dowlada itoobiya ayaa qirtay dhacada balse waxay sheegtay in ay baareyso sida ay wax u dhaceen.

Waa weerarkii afaraad oo dad rayid ah lagu laayo oo ka dhaca Benishangul-Gumuz.

Dowlada ayaa horay u geysay ciidanka federaalka itoobiya gobalka  si ay arinta wax uga qabtaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...