Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay mcalimiin ka kala socotay Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Date:

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macallimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta ee XFS, mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa Maanta waxa uu  tababar lagu tababarayo, tababarayaal  ka socday Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Bnaadir ka furay Magaalada Muqdisho.

Tababarkaan ayaa kor loogu qaadayaa tayada aqooneed ee tababarayaasha kaasi oo ku saab-san barashada Phschosocial support wuxuuna socon doonaa  muddo 3 maalmood ah.

Agaasimaha waaxda horumarinta macallimiinta mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa soo dhaweeyey ka qeybgalayaasha wuxuuna u rajeyaya inay ka faa’iideystaan tababrkaana islamarkaana wixii ay ka faa’iideystaana ay u gudbiyaan bulshadii ay ka soo tageen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...