Ciyaartii furitaanka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo lagu kala adkaan waayay+(SAWIRRO).

Date:

Ciyaaraha kubadda cagta dowlad goboleedyada ee gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmiya uga furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana lagu daah furay cayaartooyda u kala ciyaaraya  Galmudug iyo Banaadir.

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaraha Soomaaliya, mudane Xamse Saciid Xamse, ayaa daah furay tartanka waxaana ku wehliyay mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir, guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta, Cabdiqani Siciid Carab iyo qaar ka mida wasiirada maamul goboleedyada ee ciyaaraha.

Ciyaartii galabta dhex martay labada maamul goboleed ayaa waxay ku soo idlaatay bar-baro 2-2 ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...