Ciidanka Itoobiya oo helay shidaal badan oo TPLF ay ka carartay.

Date:

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen keyd shidaal oo gaaraya200,000 oo liitar kaas oo yaalay duleedka magaalada Mekelle ee xarunta Tigray.

Haamaha keydka oo dhulka lagu aasay ayaa ciidanka Itoobiya sheegeen in ay la haayeen kooxda TPLF.

Captain Yohannes Matewos  oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in 13 haan la helay kuwaas oo uu sheegay in ay horseeday xog dadka deegaanka ay ciidanka siiyeen.

Haamaha ayuu sheegay in laga buuxiyay shidaal ay TPLF ka qaadatay xeryaha ciidanka iyo mid ay xadeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...