Ciidanka itoobiya oo sheegay in ay furteen 1,000 askari oo saraakiil sare ay ku jiraan kuwaas oo TPLF afduubatay.

Date:

Ciidankan waxaa ku jira taliye ku xigeenkii taliska waqooyi ee ciidanka itoobiya kuwaas oo fariisinkoodu yahay gobalka Tigray Brigadier General Adamneh Mengiste.

Howlgalka lagu soo furtay ciidank waxaa iska kaashaday ciidanka malatariga iyo booliska federaalka sida saxaafada itoobiya uu u sheegay Major General Mohammed Tessema.

Ciidankan ayaa waxaa la afduubtay 3 November kadib markii madaxda TPLF ay casho ku casumeen.

Saraakiisha itoobiya faahfaahin kama bixin halka ciidanka lagu heystay iyo in ay qabteen xubno ka tirsan TPLF

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...