Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo beeniyay in dad shacab ah lagu laayay gobalka Tigray.

Date:

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa baarlamaanka dalkaas u sheegay in ciidamada dawlada Itoobiya aysan hal qof oo rayid ah ku dilin howl gallada ciidamdu ay ka wadaan gobalka Tigreega ee waqooyiga dalkaas.

Abiy ayaa intaas ku daray in ciidamadu aysan burburin doonin magaalada Mekelle oo ah caasimadda gobalka Tigray.

Ra’iisal wasaaraha ayaa hore ugu dhawaaqday in lasoo afjaray hawlgalkii military ee ka socday gobolka Tigray kadib markii ciidmadu ay gacanta ku dhigeen magaalada caasimadda u ah gobalkaas.

Internetka iyo isgaarsiinta oo la jaray awgeed, waxaa adag in xog dhab ah laga helo goobaha dagaalku ka socday tan iyo 4-tii November.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Drs Nasra oo faahfaahisay hal-ku-dhigga  maalinta Caalamiga ah caafimaadka Afka Iyo Ilkaha

Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday...