XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Furay Shirka Dardar-gelinta Iyo Fulinta Qorshaha Dib-u-soo kabashada Iyo u Adkaysiga Aafooyinka

Muqdisho (SNTV)—Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka Dardar-gelinta iyo fulinta qorshaha dib-u-soo kabashada...

Md. Dhuuboow ” Xujayda & Shirkadaha diyaaradaha waxay sanadkaan lacagahooda marsiin doonaan nidaamka Bangiyada”

Muqdisho (SNTV)- Wasiir ku xigeenka WasaaraddaAwqaafta iyo arimaha diinta Soomaaliya Md. Cusmaan Aadan Dhuuboow  ayaa sheegay in Qorshaha Xajka ee sanadkaan uu  ka badalnaan...

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) – Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald...

Socdaalka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waa mid guul leh

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan qoro erayadan kooban oo aan ku cabbirayo dareenkayga farxadda leh. Rai`isul Wasaare Khayre socdaalkiisa Galmudug wuxuu iftiimiyay sida geesinnimada...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shirka Toddobaalaha Ah Ee Golaha Wasiirrada

Khamiis, July 11, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ay...

Ugu Akhris Badan