XUKUUMADDA

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka oo kulan la qaatay Wasiirka Qorsheynta XFS

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee DFS Amb; Jamaal Maxamed Xasan, Agaasimaha qorsheynta, Asad Yuusuf Qanyare iyo madax sare oo ka tirsan...

Kulan looga hadlayay doorka ay Dhallinyarada iyo ganacsatadu ka qaadan karaan horumarka Dalka oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay kulan soconayay Saddex Cisho, kaas oo looga hadlyayay doorka Dhallinyarada , aqoonyahanada iyo ganacsatada Soomalaiyeed ay ka qaadan...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug

Dhuusamarreeb (SNTV):-Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan Caawa la magacaabay...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Baaqay In Wadajir Looga Qeyb Qaato Dib-u-dhiska Galmudug iyo Ka Xoreynta Argagaxisada

Dhuusamareeb (SNTV)- Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka...

Madasha Shaqo Abuurka Qaran ee dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada oo Garoowe lagu soo gabagabeeyay

Muqdisho (SNTV)-Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed oo ay ka soo qayb-galeen Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Wasaaraddaha Shaqada...

Ugu Akhris Badan