XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay kulan Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho

Muqdisho (SNTV), Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulankii ugu danbeeyay ee looga hadlayay qorshaha horumarinta...

Shiinaha oo ballan qaaday inay Xoojineyso Taageerida Soomaaliya.

Muqdisho Tallaado August 7 (SNTV):-Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya iyo Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaalia ayaa  ka wada hadlay arrimo muhiim ah kuwaas ay...

Wasiiradii uu magacaabay Ra’iisulwasaare Kheyre oo xilkooda loo dhaariyay

Muqdisho(SNTV);- Guddiga joogtada ee golaha shacabka BJFS ayaa maanta dhaariyay xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirada Soomaaliya. Kulanka dhaarinta oo ka dhacay xarunta...

Soomaaliya oo goob joog u noqotay heshiiska Suudaanta Koonfureed

Khartuum(SNTV): –Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska...

Soomaaliya iyo Turkiga oo is dhaafsanaya Dhaqanka

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Safiirka Turkiga...

Ugu Akhris Badan