XUKUUMADDA

Saraakiil ka tirsan XDS oo Maanta tababar loogu qaaday Turkiga

Muqdisho-(SNTV)- 49 Saraakiiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaas ay ugu soo qaataan tababar Sare...

Soomaaliya iyo Findland oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga labada dal

Helsinki-(SNTV)-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Finland ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta ee Dalkaas...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Bankiga Adduunka.

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda Bankiga Adduunka. Shirkan oo looga hadlayay sidii loo...

Dowladda FS oo bogaadisay heshiiska ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed

Addis-ababa(SNTV)–Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay  heshiiska rasmiga ah ee ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed, kaddib shir aan caadi ahayn oo hal maalin...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Jaamacaddaha dalka

Muqdisho (SNTV), Wasiirka Waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay  hoggaanka Ururada ay ku mideysan yihiin...

Ugu Akhris Badan