Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dagaalka Al-shabaab kala hadlay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka oo kormeer ku tagtay Isbitaalka danta guud ee De martino Hospital

Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka HE.Dr Maryamo Maxamud Xuseen ayaa kurmeer buuxa ku tagta Isbitaalka danta guud ee De martino Uublic Hospital Agaasimaha Isbitaalka Dr. Abdirizak...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Caawa deeq Daawo ah kala wareegey Ganacsatada Soomaaliyeeed

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ahna Guddoomiya Guddiga gurmadka qaran ee Qaraxii Zoobe 2 oo Caawa deeq Dawo ah...

Ra’iisul Wasaare Hamse Abdi Barre oo kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay kaallinta kaga...

Madaxda Golaha wadataahiga oo madaxtoyada kaga qeybgalay beerista 9 geed oo qeyb ka ah Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar ah

Muqdisho, Oktoobar 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, Madaxweyneyaasha...

Ugu Akhris Badan