Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qeyb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka Adduunka

Muqdisho, December 10, 2022:- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ilaalinta xuquuqul...

Booliska maamulka Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay

Ciidanka Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland Oo Kashanaya Bulshada iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Cidamada ayaa Gacanta Kuso Dhiigey Gacan ku dhiigle Faarax...

Suxufi geeriyooday xilli uu tebinayay ciyaartii Argentina iyo Netherlands

Grant Wahl, oo ka mid ah qoraayaasha kubbadda cagta oo caanka ka ahaa dalka Maraykanka, ayaa geeriyooday subaxnimadii hore ee Sabtidii isagoo terbinayay ciyaartii...

Askarigii dhabarka kaga istaagay George Floyd oo la xukumay

Askari hore oo ka tirsan booliska gobolka Minneapolis isla markaana dhabarka kaga istaagay George Floyd oo ahaa ninkii madowga ahaa ee lagu dilay Mareykanka...

Ciidamada XDS oo dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Khawaarijta Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Khawaarijta Al-shabaab kuwaas...

Ugu Akhris Badan