Wararka

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo hambalyo u diray maamulka iyo shacabka Reer Hirshabeelle

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa hambalyo u diray maamulka iyo shacabka Reer Hirshabeelle ee maanta iyaga oo iskaashanaya degmadii ugu...

Ciidanka XDS oo la wareegay degmada Ruun nirgood ee Gobolka Shabeelada Dhexe

Ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga dadweynaha ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegay Khawaarijta Al shabaab Gacan ku heynta degmada Ruun nirgood ee gobolka...

Gudddoomiye Madaale oo kulan la qaatay safiirka Dawladda Mareeykanka u joogo Soomaaliya Larry Andre

Gudddomiyaha G/Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dawladda Mareeykanka u joogo Soomaaliya Larry Andre. Guddomiyaha G/Banaadir ayaa...

Madaxweynaha Dowladd Gobleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle. Kulankaan oo looga hadlay howlgalada baahsan ee kooxda...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo Guddooomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, kaasi oo looga hadlay dhowr dhameystirka Istaraatiijiyadda Madaxtooyada, hirgalinta...

Ugu Akhris Badan