Wararka

Golaha Ammaanka oo kulan gaar ah ka yeelanaya xaallada dalka Ukraine

Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u dhashay dalka Japan, Ambassador Kimihiro Ishikane ayaa ku dhawaaqay in bishan January 13-da la qaban doono...

[DAWO] Wiilkaaga iyo qorigiisa nagu wareeji si uu noogu dagalamo hadii uu wax ku sameyana adaa masuul ka ah

Wiilkaaga iyo qorigiisa nagu wareeji si uu noogu dagaalamo kadib adigu bixi biilkiisa, waa mid kamid ah falalka gurracan ee Khawaarijtu dhaxalsiisay Bulshada ay...

Maxkamadda Ciidamada oo dhageysatay dacwadda Sarkaal Ciidan oo loo haysto Qaraxyo Argagixisanimo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida  ayaa maanta dhageysatay dacwadda loo heyso Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalkan ayaa...

Ciidamada Amniga Beledwayne oo qabtay dhagar qabe aasayay Walxaha-qarxaha

Hay’addaha Ammaanka Beledweyne ayaa maanta gacanta ku soo dhigay,  dhagar qabe waxyabaha Qarxa ku asayay wadad xiririsa magaloyinka Beledweyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan. Ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lata-liyaha la dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka...

Ugu Akhris Badan