Wararka

Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Dalka oo laga shiray

Wasiirka Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maxamd Xassan Maxamed Bulaale ayaa kulan laqaatay tiirka Arimaha Bulshada ee Xafiiska Ra’iisal...

Cutubyo ka tirsan Kumaandooska Qaranka iyo xooggaga deegaanka oo gaaray Degaano katirsan Mudug

Cutubyo ka tirsan Kumaandooska Qaranka ee Danab,Gorgor iyo xooggaga deegaanka ayaa gaku wajahan Bacaadweyn,Camaaro Shabeelow oo Khawaarijtu ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadeen Maalmihii la...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta XFS oo booqasho ku tegay Xarunta Qunsuliyadda ee Soomaliya ay ku leedahay Magaalada Jidda

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS, Mudane Cabadirashid Jire oo maalmahaan ku sugnaa dalka Sacuudiga ayaa maanta booqasho ku tegay Xarunta...

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka degay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka  ayaa garoonka diyaradaha ...

Ugu Akhris Badan