Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug iyo Gen Biixi oo kawada hadlay howlgalada ka bilaabanaya Gobolka Mudug

Wasiirka amniga Galmudug, Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Taliyaha Ciidamada Kumaandooska Danab G/dhexe iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Howlgallada Khawaarijta...

Ciidamada Isra’iil oo xabsiga dhigay muwadiniin Falastiiniyiin ah.

Ciidamada Isra’iill ayaa maanta oo Talaada ah xer-xeray 22 qof oo falastiiniyiin ah, kadib markii qeybo kamid ah Daanta Galbeed ay xoog ku soo...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda {Sawirro}

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi oo maanta guddoomiyey shirkii Wasaaradda, ayaa waxa looga hadlay dar-dar-gelinta hawlaha shaqo ee...

Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Dubai uga qeyb galay meertada 46-aad ee Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Booliska dalalka Carabta. {Sawirro}

Taliyaha Ciidanka Booliska Sooomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaraadka Carabka kaga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kula kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada...

Ugu Akhris Badan