Wararka

Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga #Hop147

Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga #Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga...

Waziir ku xigeenka warfaafinta oo sheegay in  shacabka Soomaaliyeed  duruufaha ay ku noolyihiin aysan ku faraxsaneen dowladda

“Shacabkeenna sharafta badanoow, Dawladdiinu waa ogtahay duruufaha Aad ku nooshihiin kumana faraxsana culaysyada aad la kulmaysaan balse waxeey ku faraxsantahay in ay ka shaqaynayso...

Madaxweynayaasha Kenya,Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Berri Muqdisho imaanaya

Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta u dhaxeysa 31-ka...

Guddiga Odayaasha Dhaqanka oo maanta bilaabay qeybinta qoondooyinki loogu talagalay in lagu wareejiyo dadki waxyeelada kasoo gaartay dagaalkii Baydhabo

Guddiga Odayaasha Dhaqanka ayaa maanta bilaabay qeybinta qoondooyinki loogu talagalay in lagu wareejiyo dadki waxyeelada kasoo gaartay dhacdadii 23-kii December 2022, waxaana goob joog...

Safiir ku-xigeenka safaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Indonesia, Mudane Joko Widodo

Sii-hayaha ahna safiir ku-xigeenka safaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia, Mudane Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Xiish) ayaa warbixin la xiriirta xaaladda dalka Soomaaliya iyo guulaha...

Ugu Akhris Badan