Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General  Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu...

Hay’adda Maaraynta iyo hay’adda WFP oo daah-furay Mashruuc gargaar cunto deg deg ah oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto...

Ra’iisul Wasaare Hamse iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada oo maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay...

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda BFS oo kulan yeeshay

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga ah iyo La xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ayaa maanta  wuxuu kulan ajandihiisu ahaa dulmarka guud ee Hindise Sharciyeedka...

Golaha Wasiirrada XFS oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Ahmed Isse Gutale

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Avv: Ahmed Isse Gutale, kadib kulankii Golaha...

Ugu Akhris Badan