Wararka

Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adda IHH ee dalka Turkiga

Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adda IHH ee dalka Turkiga. Kulankaan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee Hay’adda...

Madaxweyne Dani oo kormeer ku tagay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee magaalada Boosaaso

Madaxweynaha  Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer indha indheyn ah ku tagay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee magaalada Boosaaso, Dekedda iyo xarunta ...

 Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS oo ka qeybgalay Shirka Madasha Caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS Md. Ahmed Madobe Nunow ayaa ka qeyb galey Shirka Madasha Caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha (Global Forum for...

[DAAWO+SAWIRRO] Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ayaa kula hadlay halkaas dufcadda 15-aad...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanada hoostaga Degmada Xarardheere

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka   Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye  oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga...

Ugu Akhris Badan