Wararka

Soomaaliya oo martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan  Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska

Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan  Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore. Waddamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gudoomiyay Maanta Shirka Golaha Wasiirada Dowladd Goboleedka Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Maanta Shirka Golaha Wasiirada Dowladd Goboleedka Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay arrimaha...

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ka faa’iidaysanaysa hibada dhallinyarada Soomaaliyeed oo bilaabaysa Olole Wacyigelin ah

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ka faa'iidaysanaysa hibada dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa bilaabaysa Olole Wacyigelin ah oo balaaran oo ay ugu horeeyaan mid dhallinyarada...

Howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranku ka fuliyeen gobolka Shabeellada hoose oo lagu qaarijiyay 136 ka mid ah Khawaarijta, 98 kalena waa lagu dhaawacay

In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay Howlgal qorshaysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha...

Ugu Akhris Badan