Wararka

Guddiga Xuquuqul Insaanka BJFS oo kulan la qaatay madaxda hay’adda SODMA

Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuu Xafiiska Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan kula yeeshay Hey’adda Maareynta...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka UK u Fadhiya Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhallinyarada ugu baaqay in ay Xukuumadda ku taageeraan ciribtirka amni xumada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee...

IMF oo shaacisay in Soomaaliya ka gudubtay hanaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta

Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saartay heerka qiimayntii ay ku sameysay hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya oo...

Wafdi ka socda Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka sanadlaha ee Global Payment Week 2023

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysey mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Global Payment Week 2023...

Ugu Akhris Badan