Wararka

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ku soo dhaweeyay Ergayga...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada...

Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin’aadamnimada

Shirkaan waxaa si wada jir ah u daahfuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiirka Qorsheynta XFS Cabdiraxmaan Beenebeene. Waxaa ka qeybgalaya shirkaan...

Ciidamada ammaanka ayaa Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay kusoo bandhigay 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

Maleeshiyaadka isi soo dhiibay ayaa si gaar ah uga tirsanaa kooxda Jabhadaha ay ku sheegaan, iyagoo noqonaya tiradii ugu badneed ee hal mar iska...

Madaxweynaha Galmudug oo amray Xukuumadiisa inay ka qayb qaataan Wajiga labaad ee Dagaalka Khawaarijta

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan muhiim ah oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudugu mudane Cali...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee dalka Jarmalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee dalka Jarmalka,...

Ugu Akhris Badan