Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya. {Sawirro}

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya u fadhiya...

Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”

Kooxda khawaariijta ee caadaysatay dilka iyo gumaadka shacabka Soomaaliyeed ayaa markasta shacabka Soomaaliyeed kula kaca falal ka baxsan dhaqanka islaamka oo bahalnimo ah kooxdan...

Soomaaliya oo Saxiixday Sharciga ladagaalanka Kalluumaysiga Sharci darrada ah.

Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Tartamayaasha Degmada Garbahaareey oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio...

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS oo hambalyo u diray xulka kubadda cagta Gubadley.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Jaamac ayaa ka qayb galay munaasibad casho sharaf  oo lagu dhiirri galinaayay xulka kubadda cagta...

Ugu Akhris Badan