Wararka

Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo la kulmay Lataliyaha sare ee dimuqraadiyada iyo Xuquuqul Insaanka Maraykanka

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta la kulmay Mudane Hamse Warfa oo ah Lataliyaha...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha...

guddoomiye sheekh aadan madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha XFS oo kulan la qaatay danjiraha dowladda China ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda China ee Soomaaliya...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa goordhow Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhow Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay . Wasiiro, Xildhibaano,...

Ugu Akhris Badan