Wararka

Kumaandooska Danab iyo Gor-gor  oo howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyey Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud

Ciidamada Kumaandooska Qaranka ee Danab iyo Gor-gor  ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud iyo...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta,...

Gobol ay hore abaaro uga jireen, oo haatan ay roobabku ku dileen 21 qof

Ugu yaraan 21 qof oo ay ku jiraan lix caruur ah ayaa ku dhintay daadad ka dhashay roobab xooggan oo ka da'ay Soomaaliya toddobaadkii...

Madaxweyne xasan sheekh oo ka tacsiyeey geerida raisal wasaare ku xigeenkii hore ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle...

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Gor Gor ayaa saacadihii lasoo dhaafay Khawaarijta ka xoreeyey goobo ay uga dhuumaaleysanayeen

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Gor Gor ayaa saacadihii lasoo dhaafay Khawaarijta ka xoreeyey goobo ay uga dhuumaaleysanayeen dhulka howdka ah ee...

Ugu Akhris Badan