Wararka

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhacay waqooyi-galbeed ee kongo

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhacay waqooyi-galbeed ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, oo ay sababeen roobab mahiigaan ah, mas’uuliyiinta...

Wasiir Axmed Xasan : Inta Madaxweynaha JFS uu tuutaha xiranyahay ma jiri doono qof gadaal uga istaagaya dagaalka Khawaarijta

Wasiirk wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha balluuga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan oo ku sugan Magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug oo...

Galmudug oo Kafaalo qaadday Reerihii ay ka shahiideen laba Mujaahid oo ku shahiiday Qaraxii Khawaarijta ee Laas-gacamey.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa heerka ugu sarreysa ee billad geesinimo guddoonsiiyey Axmed Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xasan...

Tirada Horjoogeyaasha ay dileen Ciidanka Qalabka Sida oo sii kordheysa.

Muqdisho, 15 September 2023: Hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan...

Horjooge 12 sano Khawaarijta u adeegayay oo saaka isi soo dhiibay.

Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sano ah  Khawaarijta ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka...

Ugu Akhris Badan