Wararka

Duqa Muqdisho: Waxaa la idin ka rabaa in deegaanada laga sifeeyay Khawaarijta aysan dib danbe ugu soo laaban oo la difaaco

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa boqolaal dadweyne ah iyo Ciidamada Difaaca Shacabka kula hadlay Deegaanka Nuur-Dugle...

Hay’adda SoDMA oo Dowladda Qatar kala wareegtay Gargaar mucaawino ah

Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macalim Cabdulle...

Xubno ka mid ah Booliska Asarbayjaan oo qarax Miino lagu dilay

Dowladda Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in Afar kamid ah Ciidamada Boolis iyo laba qof oo rayid ah lagu dilay qarax miino oo ka dhacay...

Wasiirka shaqada XFS oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Safiir Dr....

Wasiirka gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kormeeray kumaandooska Gorgor iyo danab

Wasiirka gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tagay kumaandooska Gorgor iyo Danab ee ku sugan magaaladda Dhuusamareeb ee...

Ugu Akhris Badan