Wararka

guddoomiyaha golah shacabka iyo wafdi oo hogaaminaayo oo kulan la qaatey madaxweynaha jfs

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi iyo wafdi uu hogaaminayo oo...

Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Garoonka diyaaradaha Degmada Hobyo

Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Dibu dayactir lagu sameeyay Garoonka diyaaradaha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Garoonka oo...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino iyo xoojinta deeqaha...

Guddoonka Labada Golle Ee Baarlmaan oo gaaray Dhuusamaareeb

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay ra’iisul wasaare ku kigeenka dalka Itoobiya

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada...

Ugu Akhris Badan