Wararka

Afhayeenka Booliska oo kawarbixiyey khasaaraha ka dhashay Qarax ruux naftii haliga ah uu ku weereray goob ay ku shaahaan dhalinyaro

Afhayeenka Booliska Sadiiq Doodishe oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Qarax ruux naftii haliga ah uu ku weereray goob...

Hay’adda SoDMA iyo Bulshada rayidka oo ka shiray Roob wata Fatahaado iyo daadadkal El-Niño oo ku soo wajahan dalkeena

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay Xubno ka kooban...

Hay’adda NISA oo gacanta kusoo dhigtay shaqsigii Khawaarijta ah uga soo iibin jiray dibadda hubka iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ahaa shaqsigii ugu muhiimsanaa ee cadowga...

Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo xilka la wareegay

Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka dhacday Taliska ciidanka dhulka XDS. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog...

Soomaaliya oo ka faa’ideysaneysa adeegsiga Tamarta

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka wadatashiga adeegsiga Tamarta oo maalintii...

Ugu Akhris Badan