Wararka

Ciidanka xoogga iyo saaxiibbada caalamiga oo duqayn ka fuliyay Bu’aale

Xalay abbaare Sideeddii fiidnimo ayaa duqeymo dhanka Cirka lala beegsaday seddex saldhig oo malleeshiyaadka Khawaarijta ku lahaayeen Degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe. Duqeeynta ayaa...

Shaqaale ka tirsan waaxda dab demiska gobolka Banaadir oo loo diray tababar ku saabsan gurmadka degdegga ah

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa 14 kamid ah shaqaalaha Waaxda Gurmadka degdega tababar ugu diray dalka Turkiga, kaas oo kor loogu qaadayo xirfadooda la xiriirta...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya horumarinta waxbarshada

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha iyo...

Ku dhawaad 30 Askari oo lagu dilay dalka Niger

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France Press, Weerar lala beegsaday  ciidamada ammaanka ee ka howlgala waqooyi-galbeed ee dalkaasi Niger, saacadahii hore ee saakay...

Duqeeymo lagu burburiyay Saldhigyo ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Khawaarijta oo laga fuliyay Jubbada Dhexe

Xalay abaare Sideedii fiidnimo ayaa Duqeymo dhanka Cirka ah oo iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Sasxiibada Calaamaiga ah lagu burburiyay Sedex Saldhig...

Ugu Akhris Badan