Wararka

Howlgal lagu dilay 20-katirsan khawaarijta oo ka dhacay degaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug

Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa xalay laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug. Hawlgalka waxaa lagu...

Kulan looga hadlayay dardar dagaalka Khawaarijta oo lagu qabtay Baydhabo

Taliyaha Booliska maamul goboleedka  Koonfur Galbeed  G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa shir gudoomiyay kulanka dar-dargelinta amniga Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. Waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar shaqo ugu ambabaxay Eretria

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka...

Madaxweyne Laftagareen oo sheegay in dhawaan billaaban doono wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta

Madaxweynaha dowladda gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka qeybgalayay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dar-dargalinta howlgallada ka dhanka ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) Ra'iisul Wasaaraha...

Ugu Akhris Badan