Wararka

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay damaca gurracan ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay muhiim tahay ilaalinta...

Dowladda FS oo ka xun tallaabooyinka maamulka Somaliland ee lagu caburinayo warbaahinta iyo dadweynaha

Muqdisho, 08, Janaayo, 2024: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af...

Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada gole Baarlamaan JFS ee gobolka Awdal oo digniin adag ka soo saaray damaca gurracan ee Itoobiya.

Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa...

Dhalinyaradda Deegaanka Lughaya oo hubka qaatay “SAWIRRO”

Dhalinyaradda Deegaanka Lughaya oo maanta dhigay Banaan bax ay ku diidan yihiin in Deegaankooda la siiyo Itoobiya ayaa la soo baxay hubkooda iyagoo sheegay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland “SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA BURINTA IS-AFGARADKA DOWLADDA ITOOBIYA IYO MAAMULKA SOOMAALILAND EE AY ANSIXIYEEN LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FS Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan