Wararka

IGAD oo 18-ka bishaan kulan ka yeelanaya damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya.

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Itoobiya...

Taliyaha Hoggaanka Baarista dambiyada Boliiska Soomaaliyeed oo booqday Safaaradda JFS ee dalka Kenya.

Waxaa Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Kenya soo booqday Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada Ee CID-da, Gaashaanle Dhexe. Muxudiin Axmed Cusmaan waxa uu kulan miro dhal ah...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya oo la kulmay danjiraha Hindiya

Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa la kulmay H.E. Namgya Khampa, Danjiraha Hindiya u fadhiya Kenya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha laba geesoodka ah,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XAALADDA GOBOLKA KALA HADLAY ERGEYGA MIDOWGA YURUB EE GEESKA AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kormeeray Wasaaradda Difaaca dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa kulamo ku saabsan xoojinta amniga iyo xoreynta dalka...

Ugu Akhris Badan