Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo u safraya Addis Ababa

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn...

Shirka golaha Wasiirada oo looga hadlay dardar galinta dagaalka Khawaarijta.

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socdo qeybo kamid ah dalka...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Maxkamadda Hor Keeyay Eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Maxkamadda Gobolka Banaadir Maanta Hor Keeyay Eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud Oo Loo Haysto Inuu Xaaskiisii Gubay

Shirweynaha 6-aad ee Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in amniga iyo cadaaladdu ay yihiin laba aan kala maarmin dowlad la’aanna aysan shaqayn...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Danjiraha Imaaraatka Carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo caawa booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan...

Ugu Akhris Badan