Wararka

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Muqdisho ku yeeashay

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa...

Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa gaaray Degmada Maxaas

Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka...

Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha XFS ayaa Furay ansixinta qorshaha 5-at Sanno ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho 12, June, 2024: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta furay shirka ansixinta qorshaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO RA’IISUL WASAARAHA NORWAY OO SHIR GUDDOOMIYAY MADASHA NABADDA EE OSLO.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO RA’IISUL WASAARAHA NORWAY OO SHIR GUDDOOMIYAY MADASHA NABADDA EE OSLO. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddomiyay kulan ay isugu yimaadeen labada heer ee DFS iyo deeq bixiyeyaasha caalamka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddomiyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen labada heer ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo deeq bixiyeyaasha caalamiga ah...

Ugu Akhris Badan