Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Somaliland 

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland oo ku guulaystay...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo lagu soo dhaweeyay Caasimadda Beijing ee dalkaas

Safiirka dowladda Soomaaliya u fariisan doona dalka Shiinaha danjire Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa lagu soo dhaweeyay Caasimadda wadankaas ee Beijing. Danjire Hodan Cusmaan waxaa garoonka...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku soo baxay doorashadii ka dhacday Somaliland ee Madaxweynaha 

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay codad gaarayo  63.92%. Cabdiraxmaan Cirro...

Guddiga Doorashooyinka oo kulan wada tashi ah la qaatay bulshada Rayidka

Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qeybisay Barakacayaal ku nool Muqdisho

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qaybisay 500 oo qays oo ka kooban danyar,...

Ugu Akhris Badan