Wararka

Dowladda FS oo dhallinyaro 161 ah ka soo saartay xabsidayad Liibiya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku guuleysatay fududeynta in 161 dhallinyaro Soomaaliyeed...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Dowladda Shiinaha 

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo...

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha haweenka nabadda IGAD (IWPSF)

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD (IWPSF). Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka...

War-murtiyeed laga soo saaray Marxaladda kala guurka ah ee howlgalka ATMIS iyo AUSSOM 

War-murtiyeed kasoo baxay Shirka Taliyaasha Ciidamadda dalalka ka midka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Maanta lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho. Shirka...

Ugu Akhris Badan