Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay xubnaha maamulka Gobolka Sh/Dhexe

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu dhameystiray Xubnaha Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe ee Heer...

Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha DSF

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha DFS iyo dib u heshiisiinta Dawladda...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay dalalka martigeliya qaxootiga in ay siiyaan adeegyo lamid ah kuwa ay dadkooda helaan

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay in qaxootiga...

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo dhoweeyay ansixinta Hindise-sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka

(Jimce, 23 June 2017) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa si weyn u soo dhoweeyay go'aankii ay Golaha Wasiirradu shalay ku ansixiyeen Hindise-sharciyeedka Xeerka...

Maxkamadda ciidanka Qalabka Sida oo Dignin u jeedisay ilaalada baabuurta saaran

Maxkamadda Darada Koobaad ee ciidammada Qalabka sida ayaa Digniin u jeedisay Ilaalada saaran Baabuurta Waddooyinka caasimadda Mara kuwaas oo ay cabashooyin adag ka soo...

Ugu Akhris Badan