Wararka

In kabadan 100 maxaabiis ah oo laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo in muddo ah kujiray xabsiga dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kuwaasi...

Wasaaradda waxbarashada oo dugsi ka furtay Cadale

Wasaaradda waxbarashada Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa degmada Cadale ee gobolka Shabeela dhexe waxaa ay ka hirgalisay dugsi hoose iyo dhexe kasoo ay wax ka...

Wasiir ku xigeenkii hore ee Xanaanada Xoolaha oo baaq u diray dhinacyada ku dagaalamay Xeraale

Wasiir ku  xigeenkii  hore Wasaaradda Xanaadada  Xoolaha marna  ahaa Xildhimaan ka tirsanaa Golaha  Shacabka Soomaaliya C/naasir Gaarane oo wareysi gaara siiyay Radio Muqdishu Codka...

Danjiraha Britain ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqanka ee Harggeysa oo lagu qabtay Bandhiga caalamiga ah ee buugaagta

Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Harggeysa International Book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka Soomaalida, hidaha iyo fikradaha,Danjire...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyey qaraar ku saabsan muddada xil haynta xubnaha golahaasi

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar ku saabsan muddada xil heynta xubnaha golaha shacabka oo ah ilaa 2020-ka. Xildhibaanada ayaa sidoo kale...

Ugu Akhris Badan