Wararka

Madaxweynaha JFS oo soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka warbixiyay imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed Cali, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Muqdisho. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ah isku...

Wasiir Fartaag oo kormeer ku maray waddooyinka Muqdisho 

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaciil (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Guddoomiyay shir ku saabsan saameynta Isbeddelka Cimilada

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka ugu horeeyay ee ay yeeshaan shabakadda Isbeddalka Cimilada iyo Colaadaha....

Wasiirka Awqaafta XFS iyo Safiirka Norway oo ka wada hadlay Dagaalka Afkaaraha ee Xagjirnimada

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara), ayaa maanta...

Ugu Akhris Badan