Wararka

Madaxweyne Trump iyo Golihiisa Wasiirada oo kulan deg deg ah kayeelanaya musiibada ka dhalatay duufaanta

Hay’ada qaabilsan dhanka saadaasha hawada ee Mareykanka ayaa sheegtay in Duufaanta Irma laga cabsi qabo in ay  khasaaro baaxad leh ka geysan doonta gobolka...

Mareykanka oo faah faahiyay duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Shabaab

Muqdisho(SONNA) War saxaafadeed uu soo saaray taliska Ciidamda Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa lagu sheegey in iyadoo iskaashi lala yeelanayo...

Waaberi oo ku guuleysatay tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA) Waxaa Caawa lagu soo gabagabeeyay garoonka Banaadir ee degmada C/casiisee magaalada Muqdisho,tartankaasi oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey magaalada Muqdisho. Tartankan oo...

Faah faahin ka soo baxaysa qarixii ka dhacay Baydhabo

Muqdisho(SONNA)  Inta la ogyahay 3 qof uu ku jiro dhagar qabihii is qarxiyay  ayaa ku dhimatay, 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen ,qaraxaasi oo...

Qarax naftii halignimo ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhowy Baydhabo ka dhacay

Muqdisho(SONNA)  War goor dhow inaga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi. Sida uu...

Ugu Akhris Badan