Wararka

Maleeshiyadaka Al-Shabaab oo 3 Qof ku dishey Dalka Kenya

Kooxo la aaminsanyahay in ay ka tirsan yihiin maleeshiyada Shabaab ayaa gowrac ku dilay 3 kamid ah dadka ku dhaqan xaafadda Maleli oo kutaala...

Argagixiso lagu toogtay Dalka Spain

Wararka  laga helaayo  Dalka Spain ayaa sheegaya in Howlgal ballaaran oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska Dalkaasi ay ku toogteen 5 qof oo la sheeegay...

Madaxweyne C/weli Gaas”Shacabka Puntland ha ilaashadaan nabadda iyo amnigooda

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka  Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa safar ugu ambabaxay  dalka Boqortooyada Sucuudiga, Safarka Madaxweynaha iyo weftigiisa...

Xaaladda deegaanka Xeraale oo saaka deggan kaddib dagaal shalay ilaa xalay ka dhacay

Wariye C/kariin Axmed Bulxan oo Radio Muqdisho uga soo warama degmada Cabuudwaaq ayaa soo sheegaya in xaaladda deeganka Xeraale ay saaka deggantahay kaddib dagaal...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay casho sharaf Muqdisho loogu sameeyey dalxiisayaal ka yimid China

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeybgalay casho sharaf loo sameeyey 27 dalxiisayaal Shiine ka yimid oo...

Ugu Akhris Badan