Wararka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo soo xiray Shirkii Mideynta Canshuuraha Dalka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Magaaladda Garoowe ee Xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa   waxaa lagu soo gaba gabeeyey shirkii looga hadlayay dhaqaalaha Dalka iyo mideynta canshuuraha guud,...

Guddoomiye Thaabit “Cadaalad ayey heli doonaan muwaadiniintii ay dhibka u geysteen Gaadiidka AMISOM” (Sawirro)

Muqdisho (SONNA)  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Degmadda Hodan Maxamed Axmed Cantoobo, ayaa maanta Xafiiskiisa...

Munaasabad lagu xusayey Maalintii la aas-aasay Dowladda Shiinaha oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Munaasabad loogu dabaal dagayay 68-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Dowladda Shiinaha ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxaana ka...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, waxayna...

Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan Argagixisada Alshabaab dagaalka lagula jiro “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)   Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kula kulmay Saraakiisha Ciidamada, Waxgaradka iyo...

Ugu Akhris Badan